berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kormeeray Wejiga Labaad Ee Waddada Ceerigaabo Ee Dhinaca Ina Af-Madoobe
November 29, 2018 - Written by Berbera Today

Burco(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeer ku sameeyey wejiga labaad ee jidka isku xidha magaalooyinka Burco iyo Ceerigaabo oo ka bilaabanta deegaanka Xayira, kuna dhammaan doonta Gar-ciidle.

 

Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka, Mudane Cabdilaahi Abokor Cismaan, oo madasha shaqada dhismaha waddadu ka socotay ku sugnaa, ayaa madaxweynaha uga warbixiyey sida ay hawsha dhammaystirka waddadu u socoto, waxana uu shaaciyey inay ku dedaalayaan sidii ay u dhammaystiri lahaayeen wejiga labaad ee waddadaas oo haatan meel fiican maraya.

Madaxweynuhu waxa uu indhihiisa ku arkay habsami-usocodka fiican ee shaqada loo wado, isaga oo shaqaalaha wasaaradda Gaadiidka iyo horumarinta Jidadkana ku dhiirrigeliyey sida wanaagsan ee ay xilka iskaga saareen inay qabyo-tiraan waddadaas qaranka halbawlaha u ah.

Image may contain: sky, car, tree, outdoor and natureImage may contain: 5 people, people smiling, people standing, sky and outdoorImage may contain: 2 people, people standing, beard and outdoorImage may contain: sky and outdoorImage may contain: sky, cloud and outdoor

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews