Maareeyihii Garoonka Diyaaradaha Jowhar Oo Si Argagax Leh Udilay Xaaskiisa
November 29, 2018 - Written by Berbera Today
Jawhar(Berberatoday.com)-Ibraahim Maxamed Cali oo ahaa maareeyihii garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar ayaa habeenimadii xalay gudaha magaalada Jowhar dil argagagax leh ugu geystay Xaaskiisa oo ahyd Xaamilo.