Daawo Muuqalka”Aragtida Dadweynaha Reer Hargeysa Ee Dib U Dhaca Doorashada Golayaasha Wakiilada Iyo Deeganka
November 29, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shacabka magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay arigtidooda ka dhiibteen dib u dhaca doorashada ee golayaasha wakiilada iyo deeganka waxaana ay shacabka qaarkood sheegen in golayaasha wakiiladu oo sharci dajintii dalka ah ay iyagu muddo badan sharci daro meesha ku fadhiyaan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/BUQy4-m6Q18
Berberatoday.com