Daawo Muuqalka”Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtey Kana War Bixiyey Safar Uu Ingiriiska Ugu Maqnaa
November 29, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka cadaalada Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye ayaa waxaa uu maanta dalka dib ugu soo laabey kadib safar uu muddo ugu maqnaa dalka Ingiriiska
Wasiirka ayaa si faahfaahsan uga war bixiyey safarkaasi iyo masuulyiintii uu kulamada la yeeshay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan