Maxaa Sabab U Ah In Madaxweyne Muuse Biixi Booqan Waayo Garoonka Diyaaradaha Burco”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
December 2, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa dhawaan waxaa uu safar ku tagay gobalada bariga Somaliland , balse madaxweyne Biixi ayaan booqan madaarka diyaaradaha ee Burco , taas oo markii uu olalaha ku jiray u balan qaad u sameeyey
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan