Saxafiga Soomaaliyeed Ee Naafada Ah, Kana Dhaga Adeegay Dhaqanka Soo Jireenka Ah
December 3, 2018 - Written by Berbera Today
Nigeria(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Nigeria Muhammadu Buhari ayaa beeniyay in uu geeriyooday isla markaana lagu beddalay nin kale oo u eg.
Buhaari oo ka hadlayay shir uu ka qayb-galay ayaa yidhi waan hubaa inaan aniga ahay waxaana dhawaan u dabbaal-degi doonaa sannad guuradii 76aad ee dhalashayda.
Bilihii u dambeeyay waxa dalka Nigeria ka jiray warar sheegaayay in Buhaari uu dhintay kadib muddo uu xanuunsanaa isla markaana lagu baddalay nin u eg oo Sudanese ah.
Cabdirisaaq ayaa dhibaatooyin badan la kulmi jiray xilliga uu dadka waraysiyada ka raadinayo, waxaana mar wax laga weydiiyay dhibaatooyinkas uu ku jawaabay “Baahida gaar ah dadka waxa ay u arkaan inay tahay tan muuqata, haddii uu qofka isku qufulo inuu leeyahay baahi gaar ah waxaa laga yaaba in qofkaas ay soo wajahdo niyad jab wayn, waxaan ahay qof baahi gaar ah leh laakiin ma dareensani waayo anigoo yar ayaan lixaad beelay waxaana u heelanahay inaan mar walba ka mid noqdo bulshada caadiga ah.