Daawo Muuqalka”Dhismaha Wadada Hargeysa Ilaa Kala-Baydh Oo Si Rasmi Ah Loo Bilaabay
December 4, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay si rasmi ah u bilowdey dhismaha wadada isku xidha Hargeysa ilaa Kala Beydh oo dib u casriyeen lagu sameyn doono .
Lacagta ku baxay dib u casriyeenta wadadan oo dherarkeedu dhan yahay 60 KM ayaa waxaa uu yahay 4 Milyan oo Dollar waxaana 3.6 Milyan bixin doona Dawlada Jarmalka