Daawo Muuqalka”Qaabka Loo Aasey Meydkii Madaxweynihi Hore Ee Mareykanka Maydka George HW Bush Iyo Madaafiic Loo Riday
December 4, 2018 - Written by Berbera Today
USA(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo xaaskiisa Melania ayaa siyaartay George HW Bush oo maydkiisa la dhigay caasimadda.
Trump ayaa si kooban u booqday goobta maydka la dhigay, halkaas oo dadka shacabka ahna ay ku soo siyaaran doonaan.
Trump iyo qoyska Bush ayaa horay isugu dhacay balse wuxuu ka qayb gali doonaa aaska.
Bushka ayaa dhinty Jimcihii isaga oo 94 jir ah, waxaana lagu aasi doonaa gurigiisa Texas ku yaalla, waxaana lagu garab aasi doonaa xaaskiisa Barbara.