Xukumada Somaliland Oo Fariin U Dirtay Musharaxiinta Puntland Ee Ku Olaleynaya Soo Celinta Gobalada Sool Iyo Sanaag
December 6, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasarada biyaha Somaliland Md Saleeban Yuusuf Cali Koore ayaa waxa auu fariimo adag hawda u mariyey musharaxiinta madaxweyne ee Puntland u tartameysa ee ku olaleya soo celint gobalka Sool iyo Sanaag
Wasiir Koore ayaa si cad u sheegay In Puntland aaney qabsan Karin Sool iyo Sanaag ba oo Somaliland awood ciidan oo ku filan ay leedahay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan