Daawo Muuqalka”Gudoomiye Kuxigeenkii Dalada Dhalinyarada Somaliland Ee SONYO Oo Ku Dhawaaqaya Inuu Iscasilay
December 7, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxamed Jaamac Gudoomiye ku xigeenka Dalada Dhalinyarada Somaliland ee SONYO ayaa waxaa uu maanta si rasmi ah u shaaciyey in uu xilkaasi iska casilay
Masuulkan ayaa waxaa uu iscasiladiisa ku sababeeyey kadib markii madaxweyne Biixi dhawaan u magacaabey xubin ka tirsan Kominshanka la dagaalanka iyo Xakameynta Cudurka HIV-Aids-ka