Aabbe Ubadkiisii Waraabe Cunay Oo Ku Dhibaataysan Hargeysa, Farriin dareen lehna u diray Bulshada
December 9, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Allaale Maxamed Cumar oo ka mid ah dadkii ay dhibaatooyinku ka soo gaadheen duufaantii ku dhufatay xeebaha waqooyiga Somaliland gaar ahaan deegaanka Ceel-Sheekh, ayaa ka waramay caruur u dhalay oo uu Waraabe cunay, Isagoona fariin dareen leh u diray Xukuumada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.