berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Wasaaaradda Arrimaha Bulshada Oo Hargeysa Furtay Shirweynaha Qaran Ee Xuquuqda Carruurta Somaliland
December 9, 2018 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Shirweynaha Heer Qaran ee Xuquuqda Carruurta Somaliland, ayaa maanta ka furmay Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa. Waxaa Shirkaas lagaga hadlayaa Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta Somaliland.

 

Hinda Jaamac Xirsi Gaani wasiirka Wasarada shaqo gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Wasiirka Dhalin yarada iyo Ciyaaraha wasiirka Cadaalada Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Gudaha Agaasimaha Guud ee wasarada Caafmadka Xildhibaan Bidhi qaar kamida Saraakisha Ciidanka iyo daneeyayal kala duwan, ayaa maanta si wada-jir ah uga qaybgalay shirka xuquuqda caruurta shirkaso socon doona mudo labo cisho ah lagagana arinsanayo xaquuqda carruurta.

Hinda Jaamac, ayaa ku dheeratay maraaxilki ay laso mareen gacan qabashada caruurta iyo waxyaabaha u qorshaysan ka wasaarad ahaan. Warbixinta Warka Xuskaas iyo hadalladii laga jeediyey-ba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews