Madaxwayne Trump Oo Lagu Eedeeyay In Uu Xidhiidh Ganacsi Oo Gaar Ah La Leeyahay Qoyska Boqortooyada Sacuudiga
December 9, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)- Madaxweynaha dalka Mareykanka Donlad Trump ayaa waxaa lagu eedeeyey in uu xidhiidh ganacsi oo gaar ah kala dhaxeeyo qosyka Boqortooyada dalka Sucuudiga , waxaana la filaya in ay arintaasi baadhis ku sameeyaan aqalka sare ee dalka Mareykanka