”Hargeysa Cisbitaal Guud Oo Labaad Bay U Baahan Tahay..” Wasiirka Caafimadka Somaliland”Daawo Muuqal
December 9, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa waxaa uu maanta sheegay in cisbitaalka guud ee Hargeysa ay ka bateen dadka u soo doonanaya adeeg caafimaad isla markaana waxaa uu cadeeyey in ay Hargeysi u baahan tahay cisbitaal labaad oo guud
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/rx_D70-C8B4
Berberatoday.com