Daawo Muuqalka”Ciidamo Soo Goostey Oo Ku Biiray Somaliland Iyo Gaadiid Gaashaman Oo Ay Wataan
December 10, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada hawlaha guud ee Somaliland ayaa waxaa uu maanta deeganka Caro weyn oo ka tirsan deeganka Buuhuudle ayaa waxaa uu maanta soo dhaweeyey ciidamo ka soo goostey mucaaridka Buuhoodle oo tiradoodu ka badneyd 200 askari isla markaana wata gadiid dagaal
Halkan Hoose Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/FJxpaqQtd9s
Berberatoday.com