Daawo Muuqalka”Xoghaye Jiir Cali Madoobe Oo Xisbigiisa UCID Raali Galin Ka Siiyay Eedaymo Uu Hore Ugu Jeediyay
December 10, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha Golaha dhexe ee xisbiga UCID Maxamuud Cali Muuse Jiir ayaa waxa uu raali galin ka bixiyey eedeymo uu dhawaan u jeediyey xisbigiisa UCID
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan