Maamul Gobaleed-yada Somaliya Oo Taageeray Mooshinka Farmaajo Laga Gudbiyey
December 10, 2018 - Written by admin
Moqdisho(Berberatoday.com)-Madaxda maamul goboleedyada dalka ayaa war kasoo saaray mooshinka laga gudbiyay madaxweynaha Soomaaliya oo shalay loo gacan geliyay guddoomiyaha baarlamaanka.
Qoraalka kasoo baxay madaxda dowlad goboleedyada ayaa si cad loogu taageeray mooshinka laga gudbiyay madaxweynaha Soomaaliya, iyaga oo sheegay in loo baahan yahay wax ka qabashada dhibaatooyinka dalka ka jira