“Farmaajo Waxuu Aaminsan Yahay In Maanta Itoobiya Ay Somaliland U Soo Qabaneyso ..” Dr Bulxan”Daawo Muuqal
December 11, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dr Xussen Cabdilaahi Bulxan oo ka mid ah aqoon yahanka Somaliland ayaa waxaa uu ka Hadley wada hadalkii Somaliland iyo Somaliya , waxaana uu dib u dhaca wada hadaladaasi ku yimid ku eedeyey dawlada faderaalka Somaliya
Dr Bulxan waxaa uu soo jeediyey in wada hadalada siyaasiyiinta oo qudha loo deynin balse ay qeyb ka noqdaan aqoon yahanka labada dhinac ba
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan