Dawo Muuqalka”Korneyl Qalbi Dhagax Oo Booqdey Jeel Ogaadeyn Kana Sheekeeyey Dhibtooyinkii Dadka Lagu Sameyn Jiray .
December 11, 2018 - Written by admin
Jigjiga(Berberatoday.com)-Korneyl Cabdikariim Sh Muuse Qalbi Dhagax oo dhawaan gaadhey magaalada Jig Jiga ayaa waxaa uu booqasho ku tagay Jeel Ogaadeen isla markaana waxaa uu si qiiro leh uga sheekeeyey dhibaatooyinkii dadka loo geysan jiray
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/LAbHxPwG4Sg
Berberatoday.com