Siyaasi Cali Warancade Oo Soo Bandhigay Dariiq Halis Leh Oo Farmaajo U Horseeday Soomaaliya
December 12, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Warancade oo xilal kala duwan ka soo qabtay xukuumadihii kala dambeeyey ee Somaliland ayaa soo bandhigay caqabado uu madaxweyne Farmaajo u horseeday soomaaliya.
Siyaasi Cali Maxamed Warancade oo qoraal ka soo saaray magaalada Hargeysa ayaa ku sheegay in Farmaajo uu dariiq halis badan u horseeday soomaaliya, waxaanu qoraalkiisa u dhignaa sidan:-