Maxkamadda Gobolka Maroodijeex Oo Xukun Ku Ridday Gar-yaqaan Hore Uga Hawl Gali Jiray Maxkamadaha Hargeysa Iyo Ganaax Dhinaca Shaqada Ah Oo Lagu Soo Rogay
December 12, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa Maanta 3 Sanadood oo xadhiga ah ku xukuntay Gar-yaqaan hore uga hawl-geli jiray Maxkamadda.
Gar-yaqaanka la xukumay ayaa lagu eedeeyay inuu Lacag Sharci-darro ah ka qaatay Ruux dhibbane ahaa.
Warkaasi oo Muuqaal ah halkan Hoose ka Daawo
https://youtu.be/jhQoIww8bMA?t=181
Berberatoday.com