Daawo Muuqalka”Tirada Shaqaale Ajaanib Ah Oo Maanta Laga Mastaafuriyey Somaliland Iyo Sababta
December 12, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa Maanta Dalka ka Mastaafurisay 3 Qof oo u dhashay Dalka Pakistan, kuwaasi oo la sheegay in Shaqooyinka ay Dalka u joogeen ay yihiin kuwa ay qaban karaan Muwaadiniinta.
