Toogasho Khasaare Nafeed Sababtay Oo Ka Dhacday Dalka Faransiiska
December 12, 2018 - Written by Berbera Today
France(Berberatoday.com0-Laba qof ayaa dhimatay, 11 kalana waa ay ku dhaawacantay toogasho ka dhacday magaalada Strasbourg ee bariga dalka Faransiiska, booliska ayaa sidaasi sheegay
Nimanka hubaysan waa ay badanyihiin, ayay intaasi ku dareen boolisku.
Toddobo ka mid ah dadka uu dhaawaca soo gaary ayaa la sheegay in ay xaaladooda ay aadc u liidato.