Puntland”Musharax Madaxweyne Oo Ku Labisan Direys-ka Ciidamada Oo Maanta Ka Soo Degay Magaalada Boosaaso
December 13, 2018 - Written by Berbera Today
Boosaaso(Berberatoday.com)-Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa waxaa maanta ka soo degay mid ka mid ah musharaxiinta u tartami doonta xilka madaxweyne nimo ee maamulkaasi
Musharaxan oo magaciisu Jibril Mohamed yuusuf (Saajin ) yahay ayaa waxaa uu diyaaradii uu saarnaa ka soo degay isaga oo xidhan Direys-ka u gaarka ah ciidamada


