Dawlada Xamar Oo War Ka Soo Saartey Sababta Loo Xidhay Sheekh Mukhtaar Roobow
December 13, 2018 - Written by Berbera Today
Moqdisho(Berberatoday.com0-Wasaarada Amniga ee dawlada Somaliya ayaa waxaa ay war ka soo saartey Sababta loo xidhay Sh Mukhtaar Roobow oo ahaa musharax u tartamaayey madaxweyne nimada maamulka Koonfur Galbeed
Halkan Hoose Ka Akhriso War Saxaafadeedka
