“ Gudoomiye Saleeban Gole Guurti Oo Sharci Ah Oo Uu Gudoomiye U Yahay Ma Jirto ..”Eng. Maxamed Xaashi Cilmi”Daawo Muuqal
December 14, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Eng Maxamed Xaashi Cilmi ayaa waxaa uu ka Hadley muddo kordhinta uu gudoomiyaha guurtida Somaliland sheegay in loo sameyn doono golayaasha wakiilada iyo deegaanka
Maxamed Xaashi waxaa uu sheegay in Gudoomiye Saleeban aanu jirin gole sharci ah oo u gudoomiye u yahay kadib markii ay wada dhinteen badanka xildhibaanadii la soo xulay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/D5t3xlJPRvE?t=2