“Tolkii-yow Faysal Naga Qabta Ama Anaga Ayaa Iska Qaban Doona….” Siyaasi Cali Cantar”Daawo Muuqal
December 15, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Cantar oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu si kulul uga jawaabey hadalo dhawaan ka soo yeedhay gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe
Hadaladan ka soo yeedhay Gudoomiye Faysal ayaa ahaa kuwo la xidhiidhay Boqor Burhan , waxaana uu Cali Cantar ku baaqay in Faysal Cali Waraabe tolkii ka qabtaan hadii ay yahiin Beelaha Darood hadii kale na ay iyagu iska qaban doonana
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan