Daawo Muuqalka”Masuul Uhadlay Xisbiga Waddani Oo Shaaciyey In Madaarka Hargeysa Qarka U Saaran yahay Inuu Xidhmo
December 15, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha Duulista ee xisbiga Waddani Md Nuuradiin Diini ayaa waxaa uu shaaciyey in madaarka Diyaaradaha ee Hargeysa uu qarka u saaran yahay inuu gabi ahaanba xidhmo , waxaana uu warbaahinta u sheegay sababaha kalifi kara arintaasi
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/MkKFyF_XBuM?t=2
Berberatoday.com