berberatoday.com
kuwa maanta leh Abwaan Hadraawi hala caawiyo iyo waxba looma qaban miyaanay kawarhayn inuu yahay ninkii diiday lacagtii milgaha lahayd ee madaxweyne Cigaal ku maamuusay”W/Q Cabdi Maxamud muuse Uk
December 16, 2018 - Written by Berbera Today

marka hore allah ha caafiyo abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi Laakiinse taariikhdu iyadaa is qortee miyaanay ogayn kuwa leh maanta abwaanka waxba looma qaban ee xukumada ku dhaliilayaa inuu hadraawi diiday oo waliba doonay inuu ku fadeexadiyo lacagtoo 10.000$ ee dollar ahayd ee Marxuum madaxweyne cigaal ugu deeqay markii uu abwaanku burco arooska ku ahaa ee uu ugu dhiibay Siilanyo oo wasiirka Maaliyada ah lacagaha dawlada iyo kuwa qaranku miyay kala duwan yihiin miyaanay isku mid ahayn maxaa loogu eedaynayaa xukumada waxbaa loo qaban waayay abwaan hadraawi waliba ina kaahin barigaa waxa uu ragii ka talinaayay inuu hadraawi lacagtaas diido ee madaxweynihii sharaf na uu ka xishoon waayay hadraawi ee lacagtii sadex bilood ka dib suuqa burco ku daadiyay isaga oo islahaa ina cigaal fadeexad uga dhig waa tii umaduba yaabtay

allaa kariin mantamaanta cidna yaan xanuunkiisa lagu caanane alle haloo baryo inuu cafimaad siiyo

 

W/Q Cabdi Maxamud Muuse

cirbixiye@hotmail.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews