Daawo Muuqalka”Shacabka Hargeysa Oo Ka Hadley Sanad Ka Dib Waxii U Qabsoomay Xukuumada Madaxweyne Biixi
December 16, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shacabka magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay aragtiyo kala duwan ay ka bixiyeen arimaha u qabsoomay xukuumada madaxweyne Muuse Biixi Muddo sanad ah oo talada dalka ay haysay