berberatoday.com
Shir Lagaga Lahadlay Sidii Soomalidu Uga Faa’idaysan Lahayd Isbadalka Geeska Africa Oo Jabuuti Lagu Qabtey Iyo Masuul Xisbiga Waddani Katirsan Oo Ka Qeyb Galay
December 16, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Dalka Jabuuti waxaa maalintii shalay aheyd ka furmay shir caalami ah oo ay ka soo qeyb galeen aqoon yahanka  bulshada Soomalida oo dhan waxaana shirkan soo qaban qaabisay  Macadka HERITAGE .

 

Shirkan ayaa waxaa uu yahay mid lagaga hadlaayo isbedelada Geeska Ka socda sidii ay bulshada Soomaaliyeed ay uga Faa;ideysan laheyn , waxaana shirkan door weyn ku leh kana qeyb galay masuul sar sare oo ka tirsan xisbiga Waddani kana mid yahay Aqoon yahay Maxamed Biixi Yoonis  iyo xoghayaha guud ee xisbiga Waddani Md Khadar .

Sidoo kale Shiran kamay qeyb galin cidi masuulyiin ah oo ka socota xukuumada Somaliland .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews