Daawo Muuqalka”Wasiiro Xukumada Somaliland Katirsan Oo Kulan La Yeeshay Madax Dhaqameedkii Oromada Ahaa Ee Hargeysa Iyo Waxay Kawada Hadleen
December 17, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiiro ka tirsan xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxaa ay maanta kulan la qaateen madax dhaqameed ka soo jeeda Qoomiyada OROMADA dalka Itoobiya oo shalay Hargeysa soo gaadhey