Daawo Muuqalka”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka War Bixiyey Kulankii Ay Xalay La Yeesheen Madaxweyne Muuse Biixi
December 17, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ka war bixiyey kulan habeenkii xalay aheyd ay madaxda xisbiyada mucaaridku ay la yeesheen madaxweyne Muuse Biixi