Daawo Muuqalka”Wasiirkii Hawlaha Guud Ee Dawlada Xamar Ee Iscasilay Oo Shaaciyay Sababta Iyo Fariimo Uu Udiray Madaxweyne Farmaajo Iyo Xukumadiisa
December 17, 2018 - Written by Berbera Today
Muqdisho(Berberatoday.com)-Cabdifataax Ibraahim Geesay Wasiirkii hawlaha guud ee Somaliya ayaa waxaa uu si rasmi ah iskaga casilay xilkii wasiir nimo isaga oo sabab uga dhigay xaaladaha kacsan ee magaalada Baydhabo ka taagan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/4Y7kiox3_BY
Berberatoday.com