Daawo Muuqalka”Profesor Cabdi Ismaciil Samater Oo Si Kulul Uga Hadley Xaalada Magaalada Baydhabo Iyo Mooshinka Farmaajo
December 17, 2018 - Written by Berbera Today
USA(Berberatoday.com)-Prof Abdi Ismaciil Samater oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa waxaa uu si adag uga Hadley xaaladaha ka taagan magaalada Moqdisho iyo Baydhabo .
Sidoo kale Prof Abdi Samater waxaa uu ka Hadley Xadhiga ay xukuumada Somaliya kula kacday Sh Mukhtaar Roobow
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/2_euVJPcae0
Berberatoday.com