Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaar ka mid ah Ardayda waxka barata Dugsiga farsamada Gacanta ee Hargeysa, ayaa bannaanbax cabasho oo ka dhan ah Maamulka Dugsigaas oo ay sheegeen in ay lacago badan ku soo rogeen waxay la hortageen xarunta Wasaaradda Waxbarshada iyo Sayniska Somaliland.