Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya Oo Sheegay In Farmaajo Lacag Badan Ku Bixiyay Burburinta Somaliland
December 19, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka dalka Soomaaliya, ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Farmaajo uu lacag badan ku bixiyay burburinta Jamhuuriyadda Somaliland.