berberatoday.com
Nuxurka Heshiis Ay Wadda Gaadheen Waddamada Itoobiya Iyo Imaaraadka Carabtu
December 19, 2018 - Written by Berbera Today

Addis Ababa (Berberatoday.com)-Dawladaha Itoobiya iyo Imaaraadka carabta ayaa si wada jir ah u saxeexay heshiis ay wada gaadheen.

 

Heshiiskan ay wada gaadheen Addis Ababa Iyo Dubai ayaa mid laba geesood ah oo ilaalinaya isla markaana hubinaya xuquuqda dadka itoobiyaanka ah ee sida sharciga ah uga shaqaysta wadanka imaaraadka carabta.

Heshiiskan ayey si wada jir ah u saxeexeen wasiirka arimaha dibada ee dalka Itoobiya Dr Workneh Gebeyehu iyo wasiirka khayraadka bulshada ee dalka imaaraadka Nasser Bin Thani Juma Al Hamli.

Heshiiskan ay wada gaadheen dawladaha Itoobiya iyo Imaaraadka carabta ayaa yimid ka dib markii ay dhawaan dawlada Itoobiya ku dhawaaqday inaanay dadkeedu u shaqo tagi Karin wadankaasi, iyada oo sababtana ku sheegtay in lagu xad gudbo xuquuqda ay leeyihiin isla markaana lagu shaqaysto iyada oo aan la siin wax mushahar ah.

Sidoo kale dawlada Itoobiya ayaa soo gaba gabaysay heshiisyo kan la mid ah oo ay la gashay wadamada Jordan, Qatar, Kuwait Iyo Sucuudiga, heshiisyadaas oo hubinaya isla markaana ilaalinaya xuquuqda ay leeyihiin dadkda itoobiyaanka ee sida sharciga u taga wadanka Imaaraadka carabta.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews