”Hafar , Duudsi Iyo Quudhsi Baa Lagula Kacay Somaliland ..”Mujaad Boobe Yuusuf Ducaale”Daawo Muuqal
December 20, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale ayaa waxaa uu ka hadley shirkii dhawaan Jabuuti ay iskugu yimadeen aqoon yahanada Somalidu waxaana uu sheegay in shirkaas Somaliland lagula kacay Duudsi iyo hafar
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/J-RL5NjjyaY
Berberatoday.com