Madaxweyne Putting Oo Soo Dhaweeyey In Mareykanku Suuriya Ka Baxo ..” Marka Hore Ba Sharci Daro Ayuu Ku Joogay ..”
December 21, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Mareykanka ayaa waxaa uu dhawaan ku dhawaaqey in uu ciidamadiisa ku sugan dalka Suuriya oo tiradaadu ka badan tahay Laba kun oo Askari uu kala soo bixi doono .
Madaxweynaha Ruushka ayaa arintaasi ka Hadley isla markaana sheegay in ciidamada Mareykanku ay marka hore ba sharci daro ku joogeen isla markaana bixitaanka Mareykanka ee Suuriya uu yahay bilowda nabad laga gaadho dagaalada dalka Suuriya
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan