Daawo Muuqalka”Xukumada Muqdisho Oo Fashilisay Khiyaamo Qaran Oo Xukuumadii Siilaanyo Shuraako Kula Ahayd
December 21, 2018 - Written by admin
Muqdisho(Beerberatoday.com)-Xaliimo Maxamed Ismaaciil oo lagu naanayso Xaliimo Yarey oo ah Gudoomiyaha Gudida Doorashooyinka Somaliya ayaa sheegatay in Xukumadii Madaxweyne Siilanyo ay usoo gudbin jirtay Xildhibaanada Golayaasha dawlada Xamar Umatalaya Somaliland iyo Waliba xubnaha kamid noqonaya Golaha wasiirada Xukumada.
Xaliimo Yarey ayaa waxay sheegtay in mar kasta lagala soo hadli jirtay Madaxtooyada Hargeysa xiligii uu Madaxweynaha ahaa Axmed Siilanyo islamarkaana ay kawada shaqayn jireen soo xulida Xildhibaanada Somaliland kasoo jeeda ee golayaasha shacabka Somaliya kamid noqonaya’