Daawo Muuqalka”Faahfaahinta Nuxurka Wixii Ay Kawada Hadleen Madaxweynaha Somaliland Iyo Madaxweynaha Somalida Itoobiya
December 21, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Afhayeenka madaxtooyada Somaliland ayaa waxaa uu ka war bixiyey kulan magaalada Wajaale ku dhex maray madaxweyne Muuse Biixi iyo madaxweynaha deeganka Soomalida Itoobiya Md Mustafe Cagjar
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/AEekH_Ikq-g?t=4
Berberatoday