berberatoday.com
Tirada Ciidamada Brundi Ka Jooga Soomaaliya Oo La Dhimayo Iyo Sababta Keentay
December 22, 2018 - Written by admin

Moqdisho(Berberatoday.com)-Soomaaliya waxaa howlgal loogu magac daray nabad ilaalin u jooga ciidamo Afrikan ah oo ka socda dhowr wadan, waxa ayna ciidamadan dowlada federaalka ka taageeraan dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab iyo sugida amaanka goobaha muhiimka ah.

 

Midowga Afrika ayaa ka dalbaday dowlada Brundi in ay dhinto ciidamada Nabad ilaalinta ee Soomaaliya ka jooga , waxaana Qoraal loo diray dowlada Brundi looga dalbaday in Soomaaliya kala baxdo 1,000  kamid ah ciidankeeda.

Ciidamadan laga dalbaday dalka Brundi in ay kala baxdo Soomaaliya ayaa la sheegay qeyb ka tahay hannaanka ay ciidamada midowga Afrika ee loo yaqaa AMISOM uga baxayaan Soomaaliya.

Dukoment diblomaasi oo la qariyay ayaa Midowga Afrika kaga codsaday dalka Burundi inay dhimmista ciidamada ay kala baxeyso Soomaaliya dhameystiraan February 28, ee sanadka soo socda.

Midowga Afrika waxaa ka jooga Soomaaliya ciidamo gaaraya 21,500 oo wadamo kala duwan ka socda, waxaana dalka Brundi Soomaaliya ka jooga 5,400 oo askari, waana dalka labaad ee ciidamada ugu badan ka joogaan Soomaaliya.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews