berberatoday.com
Immam Qassali Aya odhan Jiray Dadku way Hurdan Lakin Markay dhintan Ayay Hurdada Ka Kici doonan WQ Askar Mahamed Askar
December 22, 2018 - Written by admin
Manta Waxaynu Ka Hadli Doona FECE BOOK sido Naftada Noloshada U burburinayo Kana dhigayo Qof Mala Yacni Ah on Lahayn wax Xigmada Noloshisona tahay mid Dad Kale Hogaminayan Marka Kowad waxaynu Ku Jirna sabanka social media Shabakadaha Bulshada
” Wakhti Ay Dabar Go.aday Qayb Badan Oo Ka Mida Qiyamka Akhlaqda & dadnimada Binu Adamka Ayna so Baxday Falsafada Is Ciyaalaynta & Masuliyad La.anta ‘ khatarta FECEBOOKA ‘ waa Laba wajilaynta dadka isticmala Taso Keenaysa In Qofku Ku Noolado Laba waji Noolosha FECEBOOKA & Nolosha dhabta Ah Markaynu FECEBOOKA KU Jirnu waxaynu so Bandhigna Wajigena Beenta Ah ‘ Inagu isku Dayayna In Aynu Dad wanagsan U Muqanu sawiirkena Ka Ugu Qurxoon Hadalo Macmacan Lakin Nolosha Dhabta ah Ka Fug ‘ taso Keenaysa in Laba wajilayn & Been Ad Ku Noolato ‘ waxyalaha Burburka Qofka Keenaya Waa Radinta Is Mujinta ‘ Heer u Qofku Masafoyin jaro Si u iskugu so sawiiro Gaadhi Qaali Ah oo Meel Yaal Ama suuq Ad U Qurxoon sii U FECEBOOKA U SO DHIGO isagu Leh U muuqo Qof sareeya Dadka Hortoda ‘ Is barbar dhiga Nafta Daalinaysa ee samaynta Xun Kugu Yelanaysa” Adigu Fecebook ku Jira Ayad Arkaysa ” Qaar Ka Mida Asxaabtada oo Qalin Jabinaysa Ama Wadamo Kale Joga waxana kugu Aburmaysa Niyad Jab wayn Adigu is waydinaya Xalado Iyo Marxaalado Kala Duwan Fece book waa Deegaan Been Abuur ah dadku waxan Jirin Ayay Kuso Gudbiyan sii Ay isku iibiyan ” Waxyalaha qofka FECEBOOK Isticmala isku Arkayu Waxa Ka Mida Dhimashada dhab Ahan shiiyaha Iyo so Bixida Qof Eber Ah FB Noloshada waxa U Ka dhigaya dheel Kaliya ” Qofku Marku Fecebooka Ku jiro waxa U FaFinaya wax Kasta oo Maskaxdisa Kuso dhaca sida saka shax Ayan Cabay ‘ sawiirkan Ka warama kabo Ayan so iibsaday IMMAM QASSALI AYAN ODHAN JIRAY DADKU WAY HURDAN LAKIN MARKAY DHINTAN AYAY HURDAD KA KICI DOONAN
WQ Askar Mahamed Askar

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews