Daawo Muuqalka”Wararkii Ugu Danbeeyey Qaraxii Moqdisho Ka Dhacay Shalay Iyo Geerida Wariye Cawil Dahir Salaad
December 23, 2018 - Written by admin
Moqdisho(Berberatoday.com)-Magaalada Moqdisho waxaa saaka ka dhacay laba qarax oo isxigay isla markaana ay ku dhinteen dad ka badan 20 qof oo ay ku jiraan saxafiyiin , waxaana qaraxaas masuul-yadiisa sheegtay Ururka Al-Shabaab
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/MhGtKhJTYig
Berberatoday.com