Daawo Muuqalka”Wasaarada Hawlaha Guud Oo War Cusub Ka Soo Saartey Madaxtooda Cusub Ee Somaliland
December 23, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada hawlaha guud ee Somaliland Md Cabdirashiid Qanbi ayaa waxaa uu sheegay in dadka uu galay dayrka madaxtooyada cusub ee Somaliland ay wasaarada hawlaha guud ay dhul kale ugu bedeli doonto
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan