Daawo Muuqalka”Shacabka Reer Gabiley Oo Dareen Cadho Leh Kaga Jawaabay Talaabada Xukuumadu ku Joojisay In Gabiley Lagu Galo Imtixaankii Shaqo Qaran.
December 24, 2018 - Written by admin
Gabiley(Berberatoday.com)-Dadwaynaha ku dhaqan Magaalo Madaxda Gobolka Gabiley ayaa dareen cadho leh ka bixiyay qorshaha xukuumada ku diiday in dhalinyaradii reer gabiley ee isku diwaan galiyay imtixaanka shaqo qaran ay gabiley ku galaan kaasi oo lagu amray in ay Hargaysa tagaan.
