Daawo Muuqalka”Madaxweyne Geele Oo Ka Hadley Heshiiska Ay Kala Saxeexdeen Ethopia Iyo Eretria
December 24, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Jabuuti Md Ismaciil Cumar Geele oo wareysi siiyey idaacada BBC-da ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu ka Hadley heshiiska ay dhawaan kala Saxeexdeen Dalalka Ethopia Iyo Eretria
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/q4zRzVOxA9w
Berberatoday.com