Xukuumada Oo Ka Hadashey Sababta Loo Xidhay Hotel Hargeysa Ku Yaal
December 25, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada Hawlaha guud ee Somaliland ayaa waxaa uu ka Hadley sababta ay xukuumadu albaabada ugu laabtey Hotel ku yaalay Khayr-yada magaalada Hargeysa
Wasiirka ayaa sheegay in Hotelkaas uu marka hore ku jiray dhul dawladeed isla markaana kiro laga qaadan jiray , iminka na ay dawladu dhulkeedii u baahatey