Daawo Muuqalka”Musharixiinta Madaxweynaha Putland Oo Siwada Jira War Usoo Saaray Iyo Waxa Uu Ku Saabsanyahay
December 26, 2018 - Written by admin
Garoowe(Berberatoday.com)-Musharaxiinta madaxweyne ee maamulka Puntland ayaa waxaa ay soo saareen bayaan ay ku mideysan yahiin kaas oo ay ka mid yahiin ay si wada jir ah ula dagaalami doonan musuq maasuqa